Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Wararka ciyaaraha maanta waxaan ku soo qaadan doonaa: Liverpool Si ay u badiso kulanka muhiimka ah ee ay sabtida la ciyaari doonto Arsenal isla markaana ay dib ula wareegto hogaanka horyaalka, kooxda kubbada cagta Liverpool ayaa rajaynaysa inay dib u…
Supercomputer ayaa ka farxiyay kooxo badan iyo taageerayaal markii uu saadaaliyay kooxda ku guulaysan doonta tartanka champions League oo ay isugu soo hadheen 16 kooxood. Saadaashan ayaa timid kadib wareegii 16ka natiijadii. Qaabka ay Kooxuhu isugu aadeen Kooxda England ee…
Marka loo eego suuqa kala iibsiga kubbadda cagta, Real Madrid oo ka mid ah kooxaha ugu guulaha badan taariikhda Banooniga, waxay caan ku tahay qorshaynta istaraatiijiyadeed iyo aragtida fog. Kooxda ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay weeraryahan weyn inuu…
maalmaha dambe waxaa aad loo hadal haya xiisaha ay u qabto Arsenal Difaaca Dhexe eee Ajax Jorrel Hato. Ciyaaryahanka da’da yar ee Ajax, oo lagu qiimeeyay €22m, wuxuu soo jiitay dareenka Arsenal, oo ka mid ah kooxaha ugu caansan Premier…
Dunida kubadda cagta ayaa diiradda saartay garoonka Anfield, oo ah guriga Liverpool FC, fiidnimadii Axadda, December 17, 2023, iyagoo Liverpool ay isku wajaheen halkaasi martidooda Manchester United kulan aad loo wada sugayey oo Premier League ah. Fursadihii Ciyaarta Inkasta oo…
Jude Bellingham ayaa si cajiib ah ku bilowday waayihiisa Real Madrid isaga oo dhaliyay 16 gool, wuxuuna caawa dhigay rikoor cusub. afar iyo toban ka mid ah goolashiisa wuxuu ka dhaliyay La Liga isaga ayaana hogaaminaya tartanka gool dhalinta ee…
Hordhac Ka dib maqnaansho dheer, Christopher Nkunku ayaa shalay dib loogu daray liiska Chelsea. Waxa uu ku bilowday kulankiisii ugu horeysay ee Premier League isagoo bedel ku soo galay, waxaana uu dhameystay ciyaarta iyadoo kooxdiisu ay 2-0 kaga badisay Sheffield…
Qoraanka waxaan is bar bar dhig ku sameenaynaa Ciyaarta maanta dhex maraysa Arsenal iyo Brighton, Qormadan waxaan ku eeg doonaa 15 kulan ee ugu dambeeyay ee ay ciyaareen labadan kooxood, sidoo kale waxaan qiimayn doonaa 6 kulan ee ugu dambeeyay…
Wararka Ciyaaraha iyo Todobaadkan oo ah todobaad ciyaaro xiiso badan ay dhici doonaan haba ugu waynaato tan dhex mari doonta Man United iyo Liverpool. qormadan waxaan ku eegi doonaa dhamaan ciyaraa xiisaha leh iyo waxa laga yidhi. Liverpool vs Man…
Laacibka khadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos oo 2018 hore u shaaciyay inuu isaga fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah iyo u ciyaarista kulkiisa Germany ayaa imika sheegay inuu ka fiirsanayo dib ugu soo laabashadiisa ciyaaraha caalamia ah. Toni Kroos ayaa…