Physical Address

304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124

Ciyaaraha Maanta: Arsenal Vs Brighton Is bar-bar dhig

Wararka Ciyaaraha - Arsenal vs Brighton

Qoraanka waxaan is bar bar dhig ku sameenaynaa Ciyaarta maanta dhex maraysa Arsenal iyo Brighton, Qormadan waxaan ku eeg doonaa 15 kulan ee ugu dambeeyay ee ay ciyaareen labadan kooxood, sidoo kale waxaan qiimayn doonaa 6 kulan ee ugu dambeeyay ee ay koox walba gaarka u ciyaartay.

15 ee ugu Dambeeay ee Dhex Maray

Sida kaaga muuqatay table-ka ama shaxda hoose 15 kulan ee ugu dambeeyay ee ay ciyaareen 2 kooxood guulaha waa isku mid mid walba 6 ayay badisay, dabcan baraajuhuna waa isku mid oo sida kuu muuqataa waa min 3 baraajo.

Wararka Ciyaaraha - Arsenal vs Brighton last 15 matches
STATS-KAARSENALBRIGHTON
Kulamada1515
Guulaha66
Baraajo33
Guul-Daro00
15-kii kulan ee ay wada ciyaareen

6-dii kulan ee eugu dambeeyay ee ay mid walba gaarka u ciyaartay

Xataa Kulamadii ugu dambeeyay ee 6-da ahaa ee ay mid walba gaarka u ciyaarta waxaad mooda inay isku mid yihiin waayo 4 ka mid ah ayay soo badiyeen,halna waa laga soo badiyay, halna way soo badiyeen. labadan kooxood sinaba uma kala dhacaan inkastoo ay Arsenal Horyaalka u tartamayso hadana Brighton waa koox aad u dhib badan oo aan la dhayalsan karin.

KOOXDAKULAMADAGUUSHABARBARAHAKHASAARADA
Arsenal6411
Brighton6411

Maxaa laga filayaa ciyaaraha maanta?

Kolay 2 kooxoodba cadaadis oo Arsenal waxay doonaysaa inay hogaanka qabato ka hor sanadka cusub iyo xataa ka hor soo laabashada UCL oo culaysyo badan ku sii furi doona. dhanka kale Brighton waxay doonaysaa inay gasho kaalmaha hore ee ay Tartamada Yurub kaga qayb kali karto.

Labada kooxood midana si fudud looguma rajayn karo inay badinayso marka loo eego cadaadiska mid walba saaran iyo Brighton oo aan ahayn koox la dhayalsan karo.

Gabogabo

Kolayba waynu warki doonaa natiijada siday ku dhamaato, balse waxaa hubaal ah ina kulan kan uu yahay kulan is badal wayn ku keeni kara hogaanka Horyaalka iyo cida ku guulaysan doonta inakasoo waqti badan uu ka hadhsan yahay horyaalku balse bilowga hore ayay wax walba ku xidhan yihiin.

Fikirkaaga noogu reeb qaybta hoose ee Qormadan.

Abdirahman
Abdirahman
Articles: 12

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *